4 gunmen in Kenya mall attack ID’d; official says death toll could rise

Westgate NairobiNAIROBI, Kenya -18November, 2013 – The four Westgate Mall attackers — all ethnic Somalis  crossed into Kenya in June and settled down in Nairobi’s ethnic Somali neighbourhood, where they worked out at the Andalus Gym, a Western official said Monday. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Si heer Sare loogu soo dhaweeyey Dalka Kuwait.

Jawaari Kuwait.jpg1Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Wasiir dowlada wasaaradda Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Mudanaayal Baarlamanka ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kuwait City oo ay uga qeybgalayaan shirka iskaashiga Carabta iyo wadamada Afrika kaasoo berito ka furmi doona Magaalada Kuwait. Continue reading

Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta Booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Ergeyga MA SomaliaMudane Maxamed Saalax Anaadiif oo ah Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, isla markaana ah Madaxa howlgalka AMISOM ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,wuxuuna tagay halka uu ka socdo shir-weyne maamul loogu sameynayo lix gobol oo ku yaalla Koonfurta Soomaaliya iyo galbeedka Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu baaqay in si deg-deg ah u joojiyaan Beelaha ku dagaalamaya deegaanka No.50.

R. Saacid.jpg1Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaalda Afgooye. Continue reading

%d bloggers like this: