Posted on November 17, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Fowsiyo Yuusuf oo ku sugan dalka Kuwait ayaa waxay xalay iyada iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan waxay kulan la yeesheen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ugu warbixisay in dalka ay dib ugu laabtay Qurbo-joog badan….
Posted on November 17, 2013 by SomaliSwiss
Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa waxaa shalay lagu qabtay Kulan dhexmaray Ganacsato iyo dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka. Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore ayaa kulankaas ku soo bandhigay wax-qabadka Rugta muddadii yarayd ee dib loo aasaasay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo lagu qabtay kulan dhexmaray Ganacsato iyo Dhkhaatiir Soomaaliyeed.
You must be logged in to post a comment.