Hay’adda UNFPA oo maanta deeq gawaari Amplace ah ku wareejisay Wasaaradda Adeega Bulshada ee Soomaaliya.

???????????????????????????????Hay’adda UNFPA ayaa maanta deeq gawaari ah ku wareejisay wasaaradda adeega bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya, deeqdan gawaarida ah ayaa ahaa gawaarida caafimaadka Ambalaas oo gaaraya ilaa iyo shan gaari, taasi oo loogu talagalay in loogu adeego shacabka Soomaaliyeed oo xiligan baahi weyn u qaba gawaarida Ambalaaska ah. Continue reading

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Xukuumadda Soomaaliya ugu deeqday gaadiid iyo qalab Ciidan.

Imaaraadka.jpg1Deeq isugu jirta  Gaaddiid kala duwan iyo qalab Ciidan ayaa Dowladda Imaaraadka Carabta ay ugu deeqeday dowladda federaalka Soomaaliya, deeqdaas waxaa ka mid ahaa  17-gaari oo isugu jiray 10 kuwa ciidamada ah, afar kuwa aysan xabbadu karin ee ay madaxda lagu qaado, laba Dab-damis iyo hal Ambalaas. Continue reading

%d bloggers like this: