Shir aan caadiga aheyn oo maanta isugu imaadeen Mas‘uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay dhaqaale loo Uruurinayo dadkii ku waxyeeloobay Dhuufanta & Fatahaadda Wobiyada

Maamulka G. BanaadirShir aan caadi aheyn oo ay maanta ay isugu yimaadeen dhamaan Guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir  Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe maamulka Gobolka Banaadir. Continue reading

Taliyayaasha Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Uganda oo wadahadalo ku leh magaalada Kampala.

Jeneral SaacidTaliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiim Daahir Saciid (Saacid) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Uganda ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda, wuxuuna wadahadalo la leeyahay saraakiisha dhanka ammaanka ee dalkaas. Continue reading

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ku gaaray in kordhiyo AMISOM iyo in la xoojiyo dhismaha Ciidamada Soomaaliya

Golaha Amaanka QMGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay go’aan ku gaartay in la kordhiyo ciidamada AMISOM lana gaarsiiyo 22,126 oo askari, halka ay hadda ka yihiin in ka badan 17,731 askari oo ka socda shan dal oo Afrikaan ah. Continue reading

Khasaarahii uu geystay Roobabkii Duufaanta watey ee ka dhacay gobollada Bariga Puntland

 Dhuufaan.jpg1Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo xubno ka tirsan Golaha Maamulkiisa ayaa booqday qaar ka mid ah deegaanada ay saameeyeen roobabkii duufaanta watey ee dhowrkii beri ee ugu dambeeyey ka da’ayey gobollada ku yaal dhinaca bari ee Puntland.
 ee ku teegsan Bad-weynta India. Continue reading

%d bloggers like this: