Somalia gets 888 emergency police line number.

Police in the Somali capital, Mogadishu, have launched an emergency police telephone service for the first time in more than 20 years. Residents can call the emergency number – 888 – and the authorities say a police car will be sent out. Continue reading

Somali President Seeks PM’s Resignation.

R. Saacid.jpg9Somalia’s president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year. Sources within the Somali government said that President Hassan Sheikh Mohamud asked Prime Minister Abdi Farah Shirdon to resign on Friday, on the grounds that Shirdon has been ineffective in his job. Continue reading

Xukuumadda Soomaaliya oo Shaacisay inay Hal Milyan oo Doollar ugu deeqday Dadkii ku waxyeeloobay Dabeylihii ka dhacay xeebaha Puntland.

Kulan_Golaha_Wasiirada_Muqdisho.jpg1Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa galabta isugu yimidi shir aan caadi ahayn kaasoo looga hadlayay duufaanta ku dhufatay deegaanno ka tirsan Puntland, taasoo dhalisay khasaaro lixaad leh, waxaana shirkan guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Continue reading

Ra’isal wasaare Saacid oo sheegay in Khilaafka ka dhexeeya Isaga iyo Madaxweynaha uu yahay mid Dastuuri ah, balse uusan ahayn mid Siyaasadeed.

RW-ShirdoonRa’isal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya soo dhexgalay ayaa sheegay in khilaafkani uu yahay mid dastuuri ah, balse uusan ahayn mid siyaasadeed. Continue reading

Dowladda Turkiga oo maanta ku wareejisay wasaaradda gaashaandhigga afar doomood oo ay ku howlgali doonaan ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya.

Dooman CiidanDowladda Turkiga oo maanta ku wareejisay wasaaradda gaashaandhigga afar doomood oo kuwa dagaalka ah oo ay ku howlgali doonaan ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya. Continue reading

Madaxda Soomaaliya oo ugu baaqay Caalamka in Gargaar lala gaaro dadkii ku waxyeeloobay Dabeylaha ka dhacay Xeebaha Puntland

Madaxwyne Xasan & saacidDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed in loo gurmado dadka ay saameynta xooggan ku yeesheen dabeylaha xooggan ee ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland. Continue reading

%d bloggers like this: