Soomaaliya iyo Kenya oo kala Saxiixday Heshiis dib loogu celinaayo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Kenya

Somali_Kenya_ heshiisDowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo Axad ah kala saxiixday heshiis ku saabsan sidii dib loogu celin lahaa hal milyan oo qoxooti Soomaaliyeed ah oo muddo dheer dalka Kenya ku noolaa. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dhowr jeer ku celceliyey inuu arko Soomaali oo Nabad ah oo Dowladda ka wada Taliso.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilgaan diyaar u tahay inay ka gudubta dhammaan dhibaatooyinkii lagu yaqiinay sida burcadeed-badeedda, tahriibka iyo amni-darada; isagaoo dadka Soomaaliyeed ku boorriyay inay  gacan ka geeystaan horumarinta dalka. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Shalay galab soo xiray Shirweynihii Caafimaadka ee ka socday Muqdisho

???????????????????????????????Shirweynihii caafimaadka dalka oo mudada sedaxda maalin ka socday magaalada muqdisho ayna ka qeyb galayeen quburo iyo xirfadlayaasha caafimaadka ayaa waxaa laga soo saaray shan qodob oo saldhig u noqonaya horumarinta caafimaadka dalka Soomaaliya,kaddib aragtiyo iyo doodo kala duwan oo ay  isku geeyeen xirfadlayaasha,quburada caafimaadka iyo wasaarada horumarinta adeega bulshada. Continue reading

Bahda Warbaahinta SomaliSwiss oo Tacsi Tiiraanyo leh u direen Ekellada Abwaan Sahal Macallin Ciise oo ku Geeriyooday Magaalada London.

TACSI.jpg3Sahal.jpg1Waxaa shalay oo Sabti ah dalka Britain ku geeriyoodey Alle ha u naxariistee Abwaan Sahal Macalin Ciise oo ka mid ahaa hal abuuriyaashii Soomaliyeed, Sahal waa 62-jir ah, wuxuuna ku dhintay gurigiisa oo ku yaal duleedka magaalada London. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay ka mid noqon doonaan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM

Hailemariam DessalegnIyadoo Ciidamada dalka Ethiopia ay si dadban ay u joogaan Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalagn uu ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in ciidamadiisa ay ka mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, kaddib kulan uu madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto kula yeeshay magaalada Addis Ababa. Continue reading

%d bloggers like this: