Advertisements

Daawo muuqaalka Munaasabadii Shahaada Sharafta lagu gudoonsiiyay Marwo Leyla Qanyare wadanka Switzerland.

leyla qanyare

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Advertisements

Shirkii lixaad ee Madaxda Warbaahinta Afrika oo lasoo gabagabeeyey.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAShirkii lixaad ee madaxda warbaahinta Africa (Africa Media Leaders Forum – AMLF) ayaa maalinimadii shalay ahayd waxaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ,kaasi oo muddo laba maalin ah ka soconayay hoolka shirarka ee Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Addis -Ababa. Continue reading

Al-shabaab oo sheegatay Ma’suuliyadda weerarradii xalay ka dhacay Hoteelka Maka Al-Mukarama ee Muqdisho

Al-ShabaabWeerarradii qaraxyada ee xalay lagu qaaday hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay masā€™uuliyadda, kuwaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u Cambaareeyey falkii qaraxa ahaa ee ka dhacay Hoteelka Maka-Al-Mukarama.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay falkii qaraxa ee ka dhacay Hoteelka Maka-Al-Mukarama kaasoo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

%d bloggers like this: