Advertisements

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in qaraxyadii ka dhacay Caawa magaalada Muqdisho ay ku geeriyooday Afar qof, 15-qofna ay ku dhaawacmeen.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia,Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ahWasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in goor dhoweyd ee  fiidnimadii caawa ka dhacay gudaha iyo banaanka hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho qaraxyo ay ku dhinteen afar qof, kuna dhaawacmeen 15-qof. Continue reading

Advertisements

Wasiirada Horumarinta Adeega Bulshada oo sheegtay in shirka Caafimaadka ay ka soo qeyb galeen xubno ka socda Maamulada Somaliland iyo Puntland

Wasiiradda Maryan-QaasimWasiirada Horumarinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in shirka caafimaadka ee ka furmay magaalada Muqdisho ay ka soo qeyb galeen xubno ka socda maamulada Somaliland iyo Puntland, kuwaasi oo Dowladdu sheegtay inay qeyb ka yihiin arrimaha looga hadlaayo caafimaadka. Continue reading

Militeriga Kenya oo sheegay inay Qorsheynayaan duqeymo cusub oo ay ku Qaadaan Saldhigyada iyo Baraha Al-shabaab

Emmanuel Kenya_MilateriMas’uul ka tirsan Milateriga Kenya ayaa shacabka ku nool Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay inay ka fogaadaan saldhigyada kooxda Al-shabaab ay leedahay iyo baraha koontaroollada ah ee ay ciidamadooda kaga sugan yihiin Koonfurt Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: