Shirweynihii Dib-u-Heshiisiinta Shacabka Jubbooyinka oo Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Xeritaanka Shirweynaha Jubbooyinka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomalaiya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud,xubno ka tirsan golaha wasiirada, Xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ergadii shirka ka qeyb galeysay, Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia iyo diblomaasiyiin caalaami ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

%d bloggers like this: