Ethiopia accuses Eritrea over links to Al-Shabaab.

ethiopian-fm-tedros-adhanom-ghebreyesusEthiopia has accused Eritrea for supporting al-Shabaab, planning to conduct attacks in the country. “Ethiopia has reached the information that al-Shabaab will conduct a terrorist attack in the country with the support of Eritrea,†it was stated on an Ethiopian television channel. Continue reading

First Somali elected to Minneapolis City Council.

4Abdi Warsame made history Tuesday by becoming the highest elected Somali in the country, winning a seat on the City Council in a landslide. Two decades after a wave of East Africans arrived in Minneapolis to escape civil war, they emerged as a political force to elect one of their own for the first time to City Hall, jumping out of their seats at a Cedar-Riverside theater to cheer, clap and embrace one another as War­same took the stage. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Shirweynihii Dib-u-Heshiisiinta Shacabka Jubbooyinka oo Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Xeritaanka Shirweynaha Jubbooyinka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomalaiya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud,xubno ka tirsan golaha wasiirada, Xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ergadii shirka ka qeyb galeysay, Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia iyo diblomaasiyiin caalaami ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Marwa Leyla M. Qanyare oo lagudoon siiyey Abaalmarinta ugu sareysa ee Xuquuqda Aadanaha ee laga bixiyo dalkan Switzerland.

IMG_0161Waxaa xalay lagu qabtay magaalada Berna ee Caasimadda dalkan Switzerland Xaflad lagu maamusayey in la guddonsiyo laba gabdhood oo muujiyey dadaal dheeri ah ee ay ka mid ahayd Gabar Soomaaliyeed ee la yiraahdo Leyla Maxamuud Qanyare Abaamarintana oo ahayd Biladaha iyo Shahaadooyinka ugu sarreeya ee laga bixiyo dalkan Switzerland, waxaana halkaas ka marneen Abaamarin lagaceed, gabdhahan ayaa hay’adda dalkan Swisska uga qaabilsan bixinta Abaalmarinnada u samaysay. Munaasabad lagu marti-qaaday Axsaabtooda iyo Ehelladooda. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Codsaday Ummada Soomaaliyeed, inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo Maamul Wanaag ka hirgala Dalkaâ€

Madaxweynaha_Somalia_Xasan.jpg1Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo xalay ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada casho sharaf ergada ka qaybgashay shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ayaa sheegay in hadafkooda uu yahay inay nabad iyo maamul wanaag ka hirgasho dhammaan gobollada Soomaaliya. Continue reading

Abdi Warsame: The 1st Somali-American elected the Minneapolis City Council.

abdi warsame.jpg1

HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: