Hishiiskii dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KMG Jubba oo Maanta lagu Shirka dib u hishiisiinta Jubbooyinka.

Shirka Jubbaland.jpg5Waa maalintii labaad ee uu socdo  Shirka dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka, waxaana lagu wadaa in maanta looga hadlo heshiiskii ay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya bishii Ogoosto ee sannadkan. Continue reading

%d bloggers like this: