Ghana Police in Mogadishu Somalia.

65129141Not long ago, the Ghana Police Service denied a report on the website of the Kofi Annan International Training Centre that a group of 90 police officers were undergoing training to be deployed in Somalia. In the denial the Police Public Relations Officer, Mr Cephas Tetteh, added that there are no plans for Ghanaian security officers to be sent to Somalia for peacekeeping missions and urged the public to disregard the report. Continue reading

Qaramada Midoobay oo ogolaaday in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya loo fidiyo taageero Militari.

FowziaWasiirka Arrimaha dibadda & Iskaashiga Caalamiga  Marwo Fawziya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabatay caasimadda Muqdisho, kadib markii ay magaalada New York kaga qeyb gashay 30-kii bishii hore ee October, kulanka golaha ammaanka oo looga dooday caawinta iyo taageeridda ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo ku Kordhinta  in ka badan 4000 askari tirada ciidanka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya (AMISOM) si loo gaarsiiyo guud ahaan 22,000 askari ,ayaa waxa ay ka war bixisay waxyaabihii lagu go’aamiyay shirkaasi. Continue reading

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta si rasmi ah u furay Shirka dib-u-heshiisinta Jubbooyinka.

IMG_5382Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon  “Saacid†ayaa Maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka, kaas oo ay ka soo qayb galeen Ergooyinka ka kala socday qabybaha kala duwan ee dadka ku dhaqan gobolada Jubooyinka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: