Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulamay Maamulka KMG ah ee Jubba iyo Bulshada deegaankaas.

Madaxweyne Xasan kismaayoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdii uu hogaaminayay  oo  shalay gaarey magaalada Kismaayo ayaa kulamo la qaatay madaxda maamulka KMG ah ee Jubba iyo qeybaha bulshada gobolka Jubbada hoose. Continue reading

Magaalada Nairobi oo lagu qabtay Kulan loogu doodayey dhibaatada Tahriibka iyo Dib u soo celinta Qaxootiga

TahriibMagaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay Kulan loogu doodayey dhibaatada Tahriibka iyo Dib u soo celinta Qaxootiga, kulankan oo ujeedkiisa ahaa sidii looga hortagi lahaa khatarta Tahriibka iyo dib u soo celinta Qaxootiga waxaana  ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay dowladda Federaalka Soomaliya, maamullada Puntland, Soomaali Land iyo saraakiil ka socotay hey’adaha caalamiga ah.iyo saraakiil ka tirsan hey’adaha Qaramada Midoobay. Continue reading

Hay’adaha Qaxootiga QM oo sheegtay inay dhimayso raashinkii la siin jiray Qoxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab

HUNHCR.jpg1ay’adaha qoxootiga adduunka ee UNHCR iyo hay’adda cunada Adduunka ee WFP  ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay yareynayaan raashinkii ay siin jireen qoxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qoxootiga Dhadhaab-Kenya. Continue reading

Iran, Somalia Seeking to Strengthen Ties

Iraan & SomaliaTEHRAN (FNA)- Senior Iranian and Somali parliamentarian laid emphasis on the further enhancement of all-out relations between the two Muslim nations. Continue reading

%d bloggers like this: