Posted on November 30, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’isal wasaare ku xigeenka Marwo Fowsiyo  Yuusuf  Xaaji Aadam  ayaa ka hadashay warar ay qoreen warbaahinta qaar oo sheegaya in si musuq maasuq ah wasaaradda arrimaha dibadda ay ugu kaxeysay wadama ka mid ah qaarada Yurub shaqsiyaad Soomaali ah, iyadoo sheegtay wararkaasi in ay yihiin kuwa been abuur ah oo sal iyo raad midna aan laheyn. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Beensisay Warar ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida.
Posted on November 30, 2013 by SomaliSwiss
Ergayga Qaramada Midoobay Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoog leh ka qabo dagaalka ka qarxay dhawaan Gobolka Waqooyi Bari ee Sool. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay Soomaaliya oo Baaq u diray shacabka Gobolka Sool in ay Nabadda ilaaliyaan
Posted on November 30, 2013 by SomaliSwiss
Kulanka golaha Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa maanta shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Gudoomiye ku xigeenka Koobaad Mudane Jeeylaani Nuur Iikar iyo Gudoomiyaha ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,sida uu Gudoomiyaha Baarlamaanka ku dhawaaqayna kulanka waxaa soo xaadiray 248 Mudane. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Doodii Xildhibaannada Baarlamaanka oo ay Kaga doodayeen Mooshinkii Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda oo berri halkaas laga sii amba qaadi doono.
Posted on November 30, 2013 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta leh kulan xasaasi ah oo looga hadlayo mooshinkii dhawaan laga keenay xukuumadda Somalia, iyadoo la xiray waddooyinka soo gala xarunta golaha shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta leh Kulan Xasaasi ah oo looga doodayo Mooshinkii laga keenay Xukuumadda
Posted on November 29, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa xalay fiidkii degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ka dhacay qarax hal qof uu ku dhintay, saddex kalena ay ku dhaawacmeen, sidaasi waxaa sheegay taliyaha nabad sugidda gobolka Shabeellada dhexe, C/weli Ibraahim Maxamed.
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax Khasaare geystay oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Posted on November 29, 2013 by SomaliSwiss
Dab xoog leh ayaa maanta ka kacay garaash weyn oo lagu iibiyo Gaadiid ay leeyhiin ganacsato Soomaaliyeed iyo Shidaal, waxaana dabkaas uu bur-buriyay dhismayaal fara badan oo halkaasi ku yaallay, iyadoo uu hal qof ku dhaawacmay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Garaash ku yaalla Isogyska KM-4 oo lagu iibiyo Gaadiidka iyo Shidaal oo uu Maanta Dab xoogan ka kacay.
Posted on November 27, 2013 by SomaliSwiss
Somalia’s power-sharing system has failed. In most of the world’s parliamentary democracies, it’s rare to see presidents and prime ministers bickering, since their roles and responsibilities are more or less distinct and rarely overlap. However, in many African governments, power struggles between presidents and prime ministers are quite common, even when the offices have clearly defined constitutional roles. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia’s Failure: A Broken System or Lousy Leaders?.
Posted on November 27, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Jawaari ayaa digniin culus u diray xildhibaannada ka maqan kulamada Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in xildhibaankii ay kulammada soo xaadirin ay u arkayaan mid ka dhuumanaya shaqadiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Dingiin Culus u diray Xildhibaannada ka Maqan kulamada Baarlamaanka.
Posted on November 27, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso oo ayaamahan ku sugnaa Brussels ayaa maanta soo gaba-gabeynaya shirka ay halkaas uga qayb-galayaan kasoo looga hadlayo horumarinta caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in Midowga Yurub ay dadaal ugu jiraan sidii ay Soomaaliya dib ugu dhismi lahayd.
Posted on November 26, 2013 by SomaliSwiss
Wakiilada axsaabta mucaaridka ee Jabuuti (USN-UDJ) ee dalalka la isku yidhaahdo Beneluxega (Holland, Belgium iyo Luxemburge) waxaa ay Hambalyo u dirayaan ciidanka Jabuuti ee Hiil walaal ee ku sugan magalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ayna leeyihiin hambalyo iyo bogaadin, waxaan ku hambalyeyneyna howsha geesinimada leh ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo u Hambalyeeyay ciidanka Hiil walaal ee ku sugan gobolka Hiiraan.
Posted on November 26, 2013 by SomaliSwiss
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in aysan ogolaanayn in la xiro xeryaha ku yaalla dalka Kenya oo ay ku jiraan qoxootiga Soomaaliyeed, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha Kenya uu dhawaan amar ku bixiyay in xeryaha qoxootiga la xiro. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay oo si aad ah uga hortimid in la xiro Xeryaha Qoxootiga Dalka Kenya.
Posted on November 26, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa shalay Maamulka gobolka Banaadir uu soo gabagabeeyay wejiga 1-aad ee deeq uruurinta loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay Fatahada wabiga iyo roobabkii dabeylaha watay eek u dhuftay deegaanno hoos taga maamulka Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka G/Banaadir oo soo gabagabeeyay wejiga 1-aad ee deeq uruurintii loogu talagalay dadka Ku barakacay Fatahaadda iyo Duufaanta
Posted on November 26, 2013 by SomaliSwiss
Marwada Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa shalay  deeq isugu jirta raashiin iyo lacag gaarsiisay dadka ku barakacay fatahaada wabiga Shabelle ee ku dhaqan duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marwada Madaxweynaha Somaalia oo deeq gaarsiisay dadka ku barakacay fatahaada wabiga Shabelle ee Jowhar
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamanka oo Mooshin kadhan ah xukuumada Ra’isal wasaare Saacid u gudbiyay Gudoonka sare.
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa Maanta booqday xarumaha wasaaradaha warfaafinta iyo xarunta wasaaradda Kheyraadka dalka, waxaana uu kulamo gooni-gooni ah la qaatay howl-wadeennada iyo dhammaan shaqaalaha ka howlgala labadaas wasaaradood, isagoo ka dhegeystay waxqbadkooda mudada sanadka ahayd ee ay wasaaradahani shaqeynayeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo Maanta Booqday Xarumaha Wasaaradaha War-faafinta iyo kheyraadka Dalka.
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ahna Ra’isalwazaare ku xigeen ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan C/lle Cismaan ee magaaladda Muqdisho iyadoo ku sii jeedda magaaladda Brussells ee xarunta dalka Biljamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Wafdi Ay Hoggaamineyso oo Maanta u Ambabaxay Dalka Belgium
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi ayaa wuxuu maanta Kormeer ku tagay Madbacaddii Qaranka ee degmada Shangaani oo ay hadda deganyihiin dad shacab ah ujeedada kormeerkiisa waxay aheyd inuu Wasiirku dar dar galiyo dadaalka uu ku doonayo dib u soo nooleynta Madbacada Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta oo maanta Kormeer ku tegay Madbacaddii Qaranka, sheegayna in la howlgelin doono.
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Islaamiga ee Dalka Iran ayaa heshiis Ku Meel Gaar ah la galay dalalka reer galbeedka, kaasoo ku saabsan hubkeeda nuklieerka, kaddib afar maalmood oo ay socdeen wadahadallo arrintan ku saabsan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Islaamiga Iiran oo Heshiis kula gashay dalalka Galbeedka inay hakinayso barnaamijkeeda Hubka Nukliyeerka
Posted on November 25, 2013 by SomaliSwiss
Hay’adda u qaabilsan qaramada midoobay arrimaha qaxootiga ee (UNHCR) ayaa si aad ah ugu xumaatay hadalkii shalay kasoo yeeray wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph Olelenko kaasoo ahaa inuu amar ku bixiyay in irridaha loo laabo dhammaan xeryaha qaxootiga ee Soomalidu ay ku jiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’ada UNHCR ee qaxootiga qaabilsan QM oo si aad ah ugu xumaatay hadalkii kasoo yeeray wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya
Posted on November 24, 2013 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA DHAGAXDHIGA TAALADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taalo degmada Baladweyne looga dhisayo Halgame Sheikh Xasan Barsane oo Maanta ladhagax dhigay.
Posted on November 24, 2013 by SomaliSwiss
War saakay naga soo gaaray  Magaalada Baladweyne  ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo isku dhafan oo ka kooban Jabuutiyaan, Itoobiyaan iyo Soomaali oo ay u dhaqaaqeen degmada Buulaburde, kuna  wajahan Fariisinka ugu weyn ee Al-Shabaab ee ay ku leeyihiin Degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamo isku dhafan oo ka kooban Jabuutiyaan, Itoobiyaan iyo Soomaali oo ku wajahan Fariisinka ugu weyn ee Al-Shabaab ee Degmada Buulo-burde.
Posted on November 24, 2013 by SomaliSwiss
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta loo qaybinaayo mooshin ka dhan ah Ra’iisul- wasaaraha Soomaaliya oo Khamiistii lasoo dhaafay loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo qaybinayo Mooshinkii laga keenay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya.
Posted on November 24, 2013 by SomaliSwiss
Safiirka Jabuuti u fadhiya Somalia, Dayib Dubad Rooble oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay sii wadi doonaan ka qaybqaadaasha howlaha lagu soo celinayo nabadda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo sheegay inay ciidanka Jabuuti sii wadi doonaan Howsha lagu soo celinayo nabdda Soomaaliya
Posted on November 23, 2013 by SomaliSwiss
Mr. Edward Ssekandi oo ah Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda, ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Carabta iyo Afrika in ay gacan ka geystaan howlgalka nabad soo celinta Soomaaliya, isagoo xusay in howshan ay udub dhxaad u tahay nabadda iyo degenaashaha gobolka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne ku Xigeenka Uganda oo Madaxda Dalalka Carabta & Afrika ugu baaqay inay Taageeraan Howl-galka AMISOM
Posted on November 23, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Cemalettin Kanu Turan oo ah Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ganacsato ah oo socdaal shaqo ku tegay Somaliland ayaa sheegay in Turkigu uu ku dadaalayo sidii ay u sii socon lahaayeen wada-hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Turkiga ee Somalia oo sheegay in ay ku Dadaalayaan sii socoshada Wada-hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana dadkii soo dhaweeyey ka mid ahaa  Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda,inta ugu badan XIldhibaannada Golaha Shacabka,saraakiisha Ciidammada,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo maanta dib uga soo laabtay dalka.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/kariim Xuseen Guuleed oo ay ka nid ahaayeen Wasiirka Kheyraadka C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiir ku xigeenada Gaashaandhiga, Maaliyadda iyo Qorsheynta,  iyo  adeega Bulshada, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiim Daahir Siciid “Saacidâ€,   ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ay ku soo dhaweeyeen  mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi Wasiiro ah oo maanta gaaray degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mr Key iyo wafdigiisa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo maanta tegay Boosaaso, lana kulmay qaybaha Bulshada.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Britain C/llaahi Maxamed Cali (San-bololshe) ayaa ka qayb galay  munaasabad ballaaran oo lagu saxiixayey heshiis is-afgarad ah oo lagu qabtay bartamaha magaalada London iyadoo munaasabaddaas ay soo abaabuleen rugta ganacsiga Yurub iyo Soomalaiya ee uu guddoomiyaha u yahay Sir Tony Baldry oo ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Britain. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Soomaaliya ee dalka Boqrtooyada Ingiriiska oo ka Qayb-galay Kulan lagu Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Ciidanka Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan in Al-Shabaab ay qorshaynayso inay weerarro ka geysato goobaha waxbarashada dalkaas, gaar ahaan xarummo Kampala ku yaalla. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Booliiska dalka Uganda oo Shaaciyay inay heleen Xog sheegaysa inay Al-shabaab weerarro ka geysanayso Magaalada Kampala
You must be logged in to post a comment.