Koleeja cusub oo wax lagu baro caruurta agoonta ah oo laga furay magaalada Muqdisho.

HEESTII AAMIN BY SICIIDO CABDI MUUSE 2013Koleejadan ayaa furitaankeeda waxaa kaqeyb galay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo madax kasocotay wadanka Turkiga. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Xaruntan cusub ayaa waxaa loogu tala galay caruunta agoonta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, isla markaana aan haysan waxbarashada, iyadoo ay dhismaheedan hirgelisay shirkad Turki ah.

Dhismaha Koleejadan ayaa waxaa uu kamid yahay dhismooyinka iyo mashaariicda lagu hormarinayo caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho, taasoo ay wadaan dowlada Turkiga oo iyadu sheegtay in tobanka sano ee soo socda ay caasimada Muqdisho kasoo saari doonto sida caasimadaha horay u maray ee wadamada Barwaaqa sooranka ah.

%d bloggers like this: