Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss
Koleejadan ayaa furitaankeeda waxaa kaqeyb galay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo madax kasocotay wadanka Turkiga. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Koleeja cusub oo wax lagu baro caruurta agoonta ah oo laga furay magaalada Muqdisho.
Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan looga hadlayay Amaanka iyo Canshuur ururinta oo ka dhacay magaalada Baladweyne.
Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaas ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba oo uu hogaaminayay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose
Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay la beegsan doonto weerarro ciidamada cusub ee lagu soo kordhinayo kuwa AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyagoo xusay inaysan waxba soo kordhin doonin ciidamo kale oo dalka la keeno. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo ku Hanjabtay inay Weerarayso Ciidamada cusub ee lagu soo kordhinayo AMISOM
Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss
UNITED NATIONS (United States) — The UN Security Council will soon agree to authorize 4,000 more troops to boost the African force battling resurgent Shebab rebels in Somalia, diplomats said Wednesday. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on UN to approve 4,000-troop boost to Somalia force
Posted on October 31, 2013 by SomaliSwiss
Ku xigeenka xoghayaha guud ee QM, Jan Eliasson oo xalay ka hadlay kulan ay lahaayeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay loogana hadlayay kordhinta ciidamada AMISOM iyo taageerada ciidamada Soomaaliya ayaa ku baaqay in tirada AMISOM si dhaqso ah loo kordhiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Jan Eliasson oo Golaha Ammaanka ugu baaqay in tirada ciidanka AMISOM la kordhiyo, lana taageero Ciidamada Soomaaliya
You must be logged in to post a comment.