Madaxweynaha Federaalka Soomaliya Xasan Skeekh Maxamuud iyo Madax kale o0 ka Tirsan  caalamka ayaa maanta ka qeybgalay xaflad weyn oo iskugu jirtay xuska Jamhuuriyadda Turkey oo 90-sano jirsatay iyo daah furka wadada tareenkii ugu horeeyay ee badda hoosteeda mara, isla markaana isku xira labada qaaradood ee Yurub iyo Asia. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaliya oo ka qeyb galay xafladda xuska Jamhuuriyadda Turkey iyo daah furka Mashruuca cusub ee Tareenadan