Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo Wafdigiisa oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Turkiga.

Madaxweyne xasan istanbuul1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo safarkiisa ay ku wehliyaan wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda, Jamaal Maxamed Barrow, xildhibaanno iyo Mas’uuliyiin kale. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jabuuti oo sheegay in Al-shabaab ay Weerar ku soo tahay dalkiisa, balse ay iska difaaci doonaan

Hassan_Omar_Interior_Minister_of_DjiboutiWasiirka arrimaha gudaha dalka Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed ayaa markii ugu horreysay sheegay in Al-shabaab oo uu ku sheegay cadow shisheeye ay weerar ku yihiin dalka Jabuuti, balse ay iyagu goā€™aansadeen inay iska difaacaan. Continue reading

Wasarada Gaashandhiga Maraykanka *Pentagon* oo shaacisay in Saraakiil Al-Shabaab ah ay ku dileen degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe.

pentagonWargeyska Washington Post oo soo xiganaya saraakil ka tirsan wasarada gaashandhiga Maraykanka Bantigoonka ayaa sheegay in maraykanka uu fuliyay weerarkii lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaalka Al-Shabaab ee dhanka ismiidaminta u qaabilsanaa. Continue reading

Ku xigeenka xoghayaha QM. oo sheegay in ay taagerayaan Midowga Afrika kordhinta Ciidamada AMISOM iyo xoojinta Ciidamada Soomaaliya.

Eliasson.jpg2Ku xigeenka xoghayaha guud QM Jan Eliasson ayaa sheegay inay taagerayaan soo jeedinta Midowga Afrika ee ku adan in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee howlgalka ka wada gudaha dalka Soomaaliya iyo xoojinta Ciidamada Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: