Advertisements

Munaasabad lagu soo dhoweynayay xildhibaan Sh. C/sataar Sh. C/salaan oo lagu qabtay magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.

barsane jeddah

HOOS KA DAAWO XAFLADA OO DHAMEYSTIRAN Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Arrimaha Dibadda,iyo Horumarka Wadanka Holland.

Somalia % HallandMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiiradda arrimaha dibadda, ganacsiga iyo horumarinta caalamiga ah ee dalka Holland Marwa Lilianne Ploumen oo ay la socdeen shirkado ganacsi oo waaweyn oo raba inay dalka maalgeshi ku sameeyaan. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta ka qayb galay shir looga hadlayo Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

R. Saacid.jpg9Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, shirkaan oo noqonaya kii ugu horreeyey oo looga hadlo dhaqan-galinta barnaamijka higsaga cusub, waxaana shirkaasi kasoo qayb-galay wakiillo ka socday Madaxtooyada, Baarlamaanka, wasiirro, xubno ka socda beesha caalamka, bulshada rayidka ah iyo xubno kale oo ka socday gobollada dalka. HOOS KA DAAWO SAWIRO IYO VIDEO Continue reading

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo shacabka ku booriyay in ay xil iska saaraan bixinta cashuuraha Qaranka.

tarsanGudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir Mudane  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku boorriyey shacabka ku nool gobalka banaadir  in ay xil gooni ah iska saaraan bixinta cashuuraha si wadanka uu u gaaro horumar dhinacyo badan leh loogana kaaftoomo baryada shisheeye. Continue reading

Mr. Ban Ki-Moon oo dadaal ugu jira sidii lagu kordhin lahaa ciidamada AMISOM loona dhisi lahaa kuwa Somalia

Ban-ki-moon.Xogyahaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa dadaal xooggan ugu jiray in la kordhiyo ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, kaddib markii Al-shabaab ay sheegatay weerarkii bishii hore lagu qaaday suuqa ganacsiga Westgate Mall ee Nairobi, taasoo ay ku dhinteen 67-qof. Continue reading

%d bloggers like this: