Golaha Wasiirrada Somalia oo maanta yeesheen kulan caadi ahayn, kuna go’aansaday in la kordhiyo Miisaaniyadda Dowladda.

Golaha Wasiiradda.jpg 4Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ay kaga doodeen kordhinta miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhawaan dhex-maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al-Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta dekedda weyn ee Muqdisho. Continue reading

Dowladda Uganda oo xoojisay Ammaanka Dalkeeda iyo Soomaali fara badan oo loo diiday in ay galaan Magaalada Kampala

kampala.jpg1Dowladda Uganda ayaa  xoojisay Ammaanka Dalkeeda, waxaana lagu soo warramayaa in Soomaali fara badan ay dhowrkii casho ee lasoo dhaafay laga soo celiyay dalka Uganda, kaddib markii ay waayeen cid ay damiinata ayna sheegi waayeen goobta ay rasmi ahaan u socdaan. Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo iska fogeysay inay xiriir ka dhaxeeyo iyaga iyo Col. Barre Hiiraale.

sheekh_cali1Afhayeenka guud ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa si buuxda u cadeeyay inuusan jirin xiriir kala dhaxeeyo ururkooda Barre Hiraale mar uu ka hadlaayay afhayeenka Barnaamij ka baxa Qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center ee Paltalkga. Continue reading

%d bloggers like this: