Guddoomiyaha Baarlamaaka Soomaaliya oo Shaaca ka qaaday in dib loo dhigay ballantii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku Hor-imaan lahaa Baarlamaanka

Guddoomiye B. JawaariGuddoomiyaha Baarlamaaka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta shaaciyay in dib loo dhigay ballantii ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wasiirka maaliyadda ay ku horimaan lahaayeen baarlamanaka Somalia si ay uga horjeediyaan miisaaniyadda sannadka dalka. Continue reading

Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland oo shalay lagu qabtay Bandhigga Buugaagta Af Soomaaliga.

Bandhig Buugaag.jpg1Waxaa shalay oo Axadda ahayd lagu qabtay Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland Bandhigga Buugaag ku qoran Af Soomaaliga, kuwaas oo ka hadlaya dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda Soomaalida. Continue reading

Taliyaha waaxda socdaalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la ogoleyn isitmcaalKa Baasaboorkii Cagaaranaa hore ee Soomaaliga.

GaafowTaliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dalka Soomaaliya, Jen C/llaahi Gaafoow Maxamuud oo wariyeyaasha kula hadlayay xarunta waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aanay ogoleyn in baasaboorkii hore ee Soomaaliga la isitmcaalo. Continue reading

Wasiirka Arimaha Gudaha Kenya oo shaqada ka fadhiisiyey 15-sarkaal oo ka mid saraakiisha waaxda socdaalka dalka Kenya

Mr. Joseph Ole LenkuMr. Joseph Ole Lenku oo ah Wasiirka Arimaha gudaha Kenya ayaa la sheegay inuu shaqada ka fadhiisiyey 15 sarkaal oo ka tirsan saraakiisha Sarsare ee waaxda socdaalka ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay in dad ajaanib ah ay si sharci darro ah ku siiyeen warqadaha aqoonsiga iyo baasaboorada dalkaasi. Continue reading

15 top immigration officers fired in Westgate probe

Mr. Joseph Ole LenkuNAIROBI, Kenya, The government has now fired 15 senior and mid-level immigration officers following the Westgate terror attack. Continue reading

%d bloggers like this: