HOOS KA DAAWO SAWIRADA DHISMOOYINKA CUSUB Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhismooyinka cusub ee kusoo kordhay Muqdisho.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhismooyinka cusub ee kusoo kordhay Muqdisho.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dayactir xoogan oo laga dareemayo wadooyinka Muqdisho.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Police Service denies deployment training to Somalia reports.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Norway’s Somali community rattled by reports of young members joining jihadist groups.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi ka socday Dalka Talyaaniga ee uu horkacayey Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Talyaaniga oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
Kulankii joogtada ahaa ee Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ay maanta isugu yimid ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2014-ta, dib u howl-gelinta boostadii dalka iyo weliba hoos u dhaca ku yimid afduubyadii burcad-badeedda. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulankii joogtada ahaa ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ka dooday Miisaaniyadda 2014-ta, dib u Howl-gelinta Boostada iyo Burcad-badeedda
Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa sheegay in wax lala yaabo ay ku noqotay Kenyaanka markii ay soo baxeen muuqaallo muujinaya ciidamada oo alaab ka xadaya xaruntii ganacsiga ee Westgate markii uu socday hawlgalkii lagula dagaallamayay kooxihii goobtaasi weeraray. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya oo wax laga xumaado ku tilmaamay muuqaalkii Xatooyada Westgate ee ay ciidamada Kenya ku kaceen.
Waxaa Dalka Turkiga ka furmay Shir looga hadlaayo Ganacsiga Dunida oo si aad ah loogu soo dhaweeyay rugta ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana shirkaas kasoo qaybgalay xubno ka socda 180 dowladood, shırkado, urarro ıyo labada wasıır ee horuarınta dalalka Turkiga iyo Jarmalka. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Agaasımaha Rugta Ganacsıga Soomaalıyeed oo ka qayb-gelay shırka Ganacsiga Adduunka oo ka socda Dalka Turkiga.
You must be logged in to post a comment.