HOOS KA AKHRI
Waxaa Soomaalida ku nool dalka Switzerland, gaar ahaan Gobolka Zurich lagu wargelinayaa, in Bandhigga buugaagta Soomaalida lagu qaban doono magaalada Zurich, 25ka Oktoobar 2013.
Goobta lagu qabanaayo waa:
Siedlungslokal
Wehntalerstrasse 470
8046 Zurich
Waqtiga waa: 15:00 galabnimo ilaa 22:00 fiidnimo.
Kasoo qaybgal wanaagsan
Contact/info Scansom Publishers, scansom@hotmail.com, 416-679-0555
Hashi Y.Osman – 076 460 26 25 – somalcs@gmail.com ,
Abdalla Said – 079 265 95 79 – abnawaal@hotmail.com
SomaliSwiss    Zürich
Filed under: Muqdisho |