Ogaysiis iyo Wargelin ku Socota Soomaalida ku nool Dalka Switzerland.

Ogeysiis Muhim ah

HOOS KA AKHRI

Waxaa Soomaalida ku nool dalka Switzerland, gaar ahaan Gobolka Zurich lagu wargelinayaa, in Bandhigga buugaagta Soomaalida lagu qaban doono magaalada Zurich, 25ka Oktoobar  2013.

Goobta lagu qabanaayo waa:

Siedlungslokal

Wehntalerstrasse 470

8046 Zurich

Waqtiga waa: 15:00 galabnimo ilaa 22:00 fiidnimo.

Kasoo qaybgal wanaagsan

Contact/info Scansom Publishers, scansom@hotmail.com, 416-679-0555

Hashi Y.Osman – 076 460 26 25 – somalcs@gmail.com ,

Abdalla Said – 079 265 95 79 –  abnawaal@hotmail.com

Bandhig

SomaliSwiss     Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: