Posted on October 23, 2013 by SomaliSwiss
Last week the Somali Islamist militant group al-Shabab released an hour-long propaganda video – featuring a number of British men the group said had died fighting for it. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Death of a British al-Shabab fighter.
Posted on October 23, 2013 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ogaysiis iyo Wargelin ku Socota Soomaalida ku nool Dalka Switzerland.
Posted on October 23, 2013 by SomaliSwiss
Kulankii maanta ay Xildhibaannada baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya  ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay ansixiyeen qodobbo ka mid ah xeer-hoosaadka baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo wax ka bedel lagu sameeyay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay dhowr Qodob oo ka mid ah Xeer-hoosaadka.
Posted on October 23, 2013 by SomaliSwiss
Sida laga daawaday  kaamirooyinkii ku xirnaa xarunta Westgate ayaa muujinaya ama la arkayey  in  ciidamada Militariga oo wata baco alaabo ay ku jirto ayaa la sheegay in  Taliyaha ciidamada militariga dalka Kenya Jeneral Julius Karangi uu ku adkaystay in ciidamada militariga Kenya aysan waxba xadin markii uu socday weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidamada militariga Kenya oo difaacay ciidankiisa kadib markii ay soo food saartay fadeexad xatooyo ah
Posted on October 23, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa magaalada Taleex ee gobolka Sool ka taagan dhiilo colaadeed oo u dhexeeya jufooyin ka wada tirsan beesha degta deegaannadaas, kaddib markii uu halka tagay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland, Jan. Cabdisamad Cali Shire iyadoo halkaas maamulka Khaatumo ay sheegeen in shikoodii dhisidda maamulka  KMG ah ka furmay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhiilo Colaadeed oo ka Taagan Magaalada Taleex, kaddib Markii uu gaaray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland
You must be logged in to post a comment.