Wafdi ka kala socda Ururrada AU, EU iyo IGAD oo maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Garoonka-KismaayoMagaalada Kismaayo  ayaa waxaa maanta soo gaaray wafdi ka kala socday Ururrada Midowga Afrika (AU), ururka Midowga Yurub (EU) iyo xubno ka socday ururka IGAD, iyadoo ay halkaasi kusoo dhaweeyeen maamulka magaalada. Continue reading

Madaxweyne Yoweri Museveni oo Hagardaamada iyo musuq-maasuqa Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM ku baraarugay.

Yoweri MuseveniMadaxweyne Yoweri Museveni ayaa niyad jab ka qaaday warbixin ay u soo gudbiyeen ciidamada Uganda  ee UPDF oo ka tirsan howlgalka AMISOM kuwaas oo bedel ahaan ugu soo laabtay dalkooda. Continue reading

Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Shaaciyey jn Isbedel muuqda Lagu Sameyn doono Ciidamada Booliiska.

Taliyaha  C. Boolisa-Jeneral-Saacid.jpg1Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiim Daahir Siciid “Saacid†ayaa sheegay in isbedel muuqda Lagu Sameyn doono Ciidamada Booliiska, kadib markii dib u habeyn xoog leh lagu sameeyay qeybaha ciidanka booliska iyo hogaamadiisa.

Gen. Saacid ayaa tilmaamay in la horumarinayo ciidanka Booliiska islamarkaana ay helidoonaan tababaro kor loogu qaadayo aqoontooda ayna helidoonaan qalab casri ah oo ay ku howlgalaan. Continue reading

ciidamada amaanka Dalka Uganda oo heegan la geliyey, si loo adkeeyo Ammaanka Dalkaas.

AmisomWar ka soo baxay Dowlada Uganda ayaa sheegaya in adkeeyey amaanka Dalkaas, iyadoo heegan gelisay ciidamada amaanka wadankasi si ay uga hortagaan weeraro Argagixiso oo ay geystaan kooxaha Alqaacida iyo Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: