Advertisements

New museum featuring Somali culture and art opens in Minneapolis.

som-minnMINNEAPOLIS – A new museum showcasing Somali art and culture is now open in the Twin Cities. The Somali Artifact and Cultural Museum opened Saturday and features paintings of nomadic life and photos of Somalia’s capital Mogadishu along with traditional rugs, ancient writing tablets and lots of items made from animal skins. Continue reading

Advertisements

MAANTA OO KALE:-Xuska iyo Xusuusta 21-ka October: Wadaad iyo Waranle – Kuwii qaribay dalka iyo daka.

xuska2

DAAWO XUSKA & XUSUUSTA 21ka OCTOBER

Halkaan Riix oo Daawo Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubba oo dood dheer kadib isku afagarad Qodobadii keenay muranka.

W. arimaha_gudaha & Axmed_MadobeWaxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gabagabeeyay wadahadallo qaatay mudo laba maalmood ah oo u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiinta Maamulka KMG ee Jubba, sidoo kale ay wadahadalladan waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socday Ururka Midowga Afrika. Continue reading

Maanta oo dalka iyo dibadaba laga xusay wax-qabdka Dowladdii Kacaanka halka Shacabkana laga codsaday inay taageeraan Dowladda Soomaaliyeed.

Jaalle M. Siyaad BarreMaanta oo ay bisha Oktoobar ku beegan tahay 21 ayaa waxay ahayd markii ay xukunka dalka la wareegtay sannadkii 1969-kii dowlad milaterigu uu hor-kacayo, taasoo uu madaxweyne ka ahaa Jen. Maxamed Siyaad Barre oo ku geeriyooday dalka Nigeria bishii Jannaayo ee sannadkii 1995-kii. HOOS KA DAAWO BARNAAMISH GAAR AH. Continue reading

Howlgallo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ka sameeyeen Muqdisho oo lagu soo qabqabtay dhallinyaro laga shakiyey.

HowlgalHowgallo ay maanta ka sameeyeen Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM degmada Kaxda oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa kusoo qabqbatay dhallinyaro fara badan oo loogu shakiyey inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab. Continue reading

Jen. C/xakiin Daahir Saacid oo safar lama filaan ah ku tagay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Taliyaha Booliiska Somalia.Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, Jen. C/xakiin Daahir Saacid (Saacid) iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta safar lama filaan ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Continue reading

%d bloggers like this: