Traffic lights are coming to Mogadishu for the first time in more than 20 years.

trafic lightsThe Somali capital currently has no traffic lights at all, but the municipal government plans to start installing solar-powered ones at 54 intersections in October. For the time being, police officers have to direct cars and other vehicles at busy street crossings. Continue reading

Dadki Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Beledweyne oo la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

???????????????????????????????Dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Beledweyn ayaa barqanimadii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo ka dalbaday Hay’adaha dowladda in gurmad loo fidiyo dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Baladweyne.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh MaxamuudMadaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dalbaday hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya inay u gurmadaan dadkii waxyeelladu kasoo gaartay qaraxii ka dhacay magaalada Baladweyne shalay oo Sabti ahayd. Continue reading

%d bloggers like this: