Advertisements

Hotel cusub oo kuyaala xeebta Jazeera oo habeenki lagu seexdo lacag dhan 500 oo dollar.

11Hotelkan cusub oo kuyaala xeebta Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa habeenki waxaa lagu seexdaa 500 oo dollar-ka Mareykanka ah, isla markaana waxaa milkiyadiisa leh nin dhalashadiisu tahay Mareykan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Ninkan ayaa isagu ah mid hoteela aad u qurux badan kadhista wadamada ay dagaaladu halakeeyeen, sida IRAQ, AFGHANISTAN, SOMALIA iyo wadama kale oo badan.

Hotelkan ayaa waxaa nabad galyadiisa si aad ah u ilaaliya ciidamo Mareykan ah, isla markaana waxaa kusoo dega Saraakiin, dalxiisayaal Ajnabi ah oo iyagu garoonka diyaaradaha markey kasoo dagaan doon looga soo qaado isla markaana hotelka lagu keeno.

Advertisements
%d bloggers like this: