Advertisements

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Kulankoodii Khamiislaha ahaa diiradda lagu saaray Amniga iyo adeegga Caafimaadka.

Golaha_Wasiirada_Somalia.jpg1Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamiislaha ahaa diiradda lagu saaran qorshaha adeegga aasaasiga ah ee caafimaadka, hishiis millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo  Talyaaniga iyo warbixin wasiiradda arrimaha dibadda laga dhageystay. Continue reading

Advertisements

Ban Ki-Moon oo codsaday in ciidanka AMSIOM la kordhiyo lana xoojiyo dagaalka lagula jira Xarakada Al-shabaab.

uno.jpg1 Continue reading

Gaari ay lahayd Hillary Clinton oo Lagu Gaanaxay magaalada London.

hillary-clintonHillary Clinton oo haweynay si aad ah looga yaqaana Caalamka ayaa lagu Ganaaxay Magaalada London ka dib markii ay Gaarigeeda dhigatay Goob Lacag Laga Baxiyo iyadoo aanan saaran wax Waraaq Cadeynaya in ay Dhibtay Qarashka Parkingka waxaana durbaba yimid Nin ahaa kuwa Gawaarida Sharci darada lagu Dhigo Ganaaxa saara ama u jaro asigoo si geesinimo ah ugu jaray gaariga Hillary ay wadatay oo ahaa Mercedes qalin ah. Continue reading

%d bloggers like this: