Barclays Bank agrees to keep money-transfer firm’s account open until after verdict, as UK unveils moves to aid Somali remittances.

MDG : Somalia remittances : Somali campaigners and Oxfam  protest at Barclays BankRemittance company awaits court ruling on Barclays account closure. Bank agrees to keep money-transfer firm’s account open until after verdict, as UK unveils moves to aid Somali remittances. Continue reading

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay in Ciidamadiisu ay sii joogi doonaan Dalka Soomaaliya, si aan u xoojino taageerada walaalaheena.

Madaxweynaha djabuutiMadaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ee qaybga ka ah AMSIOM ay sii joogi doonaan Somalia inta ay cagaheeda isaga taagayso, amnigana dib looga soo celinayo, kaddib khudbad uu ka jeediyay munaasabadda ciidul Adxa oo lagu qabtay magaalada Jabuuti. Continue reading

Diblamaasiyiin ka socotay Dalka Netherlands iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha dowladda oo kulan ku yeeshay Muqdisho

kulan HollandAgaasimayaal iyo wakiillo ka kala socda qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda federaalka Somalia ayaa maanta kulan kula yeeshay garoonka diyaaradaha Muqdisho dublamaasiyiin ka socda dowladda Netherlands, iyadoo kawada hadlay sidii iskaashi uu u dhexmari lahaa labada dowladood. Continue reading

Xoghayaha golaha Barlamaanka Soomaaliya oo beeniyay War ay baahiyeen Warbaahinta ee ahaa in Ra’iisul Wasaaraha laga keenay Mooshin lid ku ah.

Xoghayaha guud ee golaha shacabka SoomaaliyaXoghayaha golaha Barlamaanka Soomaaliya  ayaa beeniyay War ay baahiyeen qaar ka mid Warbaahinta ee ahaa in Ra’iisul Wasaaraha laga dalbadeen inuu kaslooni weydiisto Barlamaanka, wuxuuna Xoghayuhu carrabkiisa ku adkeeyey  inaysan waxba ka jirin warar sheegaya inay ku amareen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya inuu horyimaado baarlamankaa si uu kalsoonida u weydiisto, warkaas oo ay warbaahinta qaarkeed baahisay. Continue reading

Afhayeenka xarakada Al-shabaab oo Sheegay in Kenya ay ka badbaaday in ay ka mid noqoto Deegaannada ay ka taliyaan.

sheekh cali dheereSheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo ah Afhayeenka guud ee Xarakada Al-shabaab ayaa shalay  degmada Baraawe kula hadlayya boqolaal qof oo ka tirsan shacabka degmadaas wuxuuna sheegay in dalka Kenya uu ku dhawaaday inuu ka mid noqdo goobaha ay ka taliyaan, balse ay ka badbaaday, haddana ay filan doonaan waxyaabo kale. Continue reading

Xawaalada Dahabshiil oo maanta filayso guul iyo guul darro kaga timaado Bankiga Barclays

Bankiga BarclaysBankiga Barclays ee ku yaala dalka Ingiriiska ayaa la sheegay inuu doonayo inuu xiriirka u jaro xawaalada Dahabshiil ee Soomaaliya, balse Xawaaladda Dahabshil ayaa ka dhiidhisay in laga xero xisaabta ay ku leedahay Bankigaas. Continue reading

%d bloggers like this: