Advertisements

‘Notorious’ Somali pirate arrested in sting after being lured to Belgium to take up film offer.

Mohamed-Abdi-HassanOne of the masterminds behind the Somalian piracy operation has been arrested after being lured to Belgium in a sting operation. Continue reading

Advertisements

HEESO Fanaanada Fadumiina

Screen Shot 2013-10-15 at 21.02.05

HOOS KA DAAWO HEESTA MARKACADEY Continue reading

Munaasabadda Maalinta Ciidul Adxa oo si weyn looga Ciiday Magaalada Zürich iyo guud ahaan wadanka Switzerland.

CiidMunaasabada Ciidul Adxa, ayaa maanta waxaa si isku mid loogu wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo wadamada kale oo Islaamka ku yar yahayba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed ee dadka Soomaaliyeed, waxayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh loogu wada Ciiday dalka dhan oo ay ugu horreyso Caasimada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kumanaan Muslimiin ah kula Tukaday Maanta Masaajidka Isbahaysiga Islaamka.

Salaadda CiidaMadaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kula tukaday maanta masaajidka isbahaysiga Islaamka salaaddii ciidul-adxa, iyadoo hadal uu madaxweynuhu ka jeediyay masaajidka uga dalbaday dadka Soomaaliyeed inay isku naxariistaan oo ay is-cafiyaan. Continue reading

%d bloggers like this: