Posted on October 14, 2013 by SomaliSwiss
Malaayiin muslimiin ah oo isaga yimid daafaha dunida ayaa ku sugan Banka Carrafo si ay u gutaan waajibaadka Xajka oo ka mid ah tiirarka ay ku taagan tahay diinta Islaamka, kuwaasoo maanta oo dhan halkaas ku sugnaan doona. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta Taagan Banka ama Buurta Carrafo si ay u gutaan Waajibka Xajka oo ka mid ah Tiirarka Islaamka
Posted on October 14, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul waasare, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa shaaciyey in xukuumaddiisu ay doonayso in ciidamada Kenya ay sii joogaan Soomaaliya, isagoo xusay in kooxihii ka dambeeyay weerarkii Westgate Mall aan la oran karin waa Soomaali. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Joogitaanka Ciidamada Kenya iyo Weerarkii Westgate Mall.
Posted on October 14, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa shaaca ka qaaday in aan lala geli karin garoonka diyaaradaha ee Muqdisho nooc walba oo hub ah, taasoo uu ku sheegay inay tahay mid lagu adkeyayo ammaanka garoonka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga mamnuucay in lala gelo hub, si loo adkeyayo ammaanka.
You must be logged in to post a comment.