Posted on October 13, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ka dib shir uu kaga soo qaybgalay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay madaxda Afrika ku gaareen in la kordhiyo ciidamada AMISOM. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Dalka, soona dhaweeyay go’aankii ay Madaxda Afrika ku gaareen …
Posted on October 13, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga dalka, waxaana kulankan goob joog ka ahaa mas’uuliyiinta hay’addaha amniga, gaar ahaana Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Taliyeyaasha kala duwan ee ciidanka Qalabka sida, Wasiir kuxigeeno, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax *Saacid* oo kulan lagu dardargelinayo Amniga la qaatay hay’adaha Amniga.
You must be logged in to post a comment.