Advertisements

Shirkii madaxda ururka Midowga Afrika oo la soo gabagabeeyay iyo Maxkamada ICC oo loogu baaqay inaysan u yeerin Mas’uul xil haya.

Shirkii_Midowga_AfrikaMadaxda ururka Midowga Afrika Shirkii ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa ayaa lasoo gaba-gabeeyey iyadoo go’aanadii kasoo baxay ay ka mid yihiin in madaxweyne ama ku xigeen Afirkaan ah aan looga yeeri karin maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC, lana xushmeeyo mudada ay xilka hayaan. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qeybgalaya Shirka Midowga Afrika.

Madaxweyne-xasan.jpg9Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay soo gaaray Addis Ababa si uu uga qebgalo shir aan caadi aheyn ee madaxweynayaasha midowga Afirka oo maanta oo Sabti ah uu ka furmayo magaalada Addia Ababa. Continue reading

%d bloggers like this: