Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u dhoofay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda iyo difaaca ayaa u ambabaxay maanta magaalada Addis Ababa, iyadoo madaxweynuhu uu sheegay intii uusan dhoofin in la xoojiyo dagaallada lagula jiro Al-shabaab. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu baaqay hay’adaha Amniga in ay adkeeyaan Ammaanka Deegaannada ay gacanta ku hayso dowladda.

Ra'iisul_wasaare__SaacidRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa hay’adaha ammaanka ee dowladda Somalia ugu baaqay inay adkeeyaan ammaanka deegaannada ay dowladdu gacanta ku hayso. Continue reading

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay Sanadkii ay Jirtay Dowladda Federaalka.

 ???????????????????????????????Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarisiinta iyo Gaadiidka mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo ka  warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudada 11ka bilood ah ee ay xukuumaddu jirtay Xukuumadda ayaa sheegay in horumar laga sameeyay 20 sano kadib arimaha hagaajinta dhaqaalaha, la dagalanka musuqmaasuqa soo celinta amniga iyo dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed waxaa kale oo uu wasiirku tilmaamay in dowladu soo celisay xiriirkii caalamka intiisa kale ay la lahayd. Continue reading

Gudoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe Soomaaliya oo sheegtay inay wax ka beddelaysa howlaha Bankiga.

Bankiga dhexe SoomaaliyaGuddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay qorshaha iyo hormarinta adeegyada Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, waxayna sheegtay inay wax ka beddelaysa howlaha Bankiga. Continue reading

%d bloggers like this: