Changes to IPU Membership – Bhutanese, Somalia and Egyptian Parliaments.

IPU Membership –Bhutanese, Somalia and Egyptian ParliamentsThe Inter-Parliamentary Union (IPU) welcomed new members Bhutan and Somalia at the opening of its 129th Assembly in Geneva today whilst Egypt must wait to have a parliament again before it can rejoin the Organization. Somalia’s re-affiliation to IPU was approved after the establishment of its parliament, the People’s House, in August 2012 as part of the political transition process following two decades of civil war and unrest in the country. Continue reading

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay xubin-nimada Midowga Baarlamaannada Caalamka.

baarlamanka soomaaliyaKalfadhigii 129-aad ee Midowga Baarlamaannada Caalamka oo loo yaqaan inter Parliamentary Union IPU oo ka furmay magaalada Geneve ee dalka Switzerland, talaadadii 8-10-2013 ayaa waxaa si buuxda uga qeybgalay dowlada Soomaaliya oo in mudo ah ka maqnayd. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha KMG-ka ah ee Liibiya oo Dabley hubeysan ka Af-duubteen Hoteel uu ka deggenaa Magaalada Tripoli.

Liibiya Cali ZeydanRa’iisul Wasaaraha KMG-ka ah ee Liibiya Cali Zeydan ayaa Dabley hubeysan ka Af-duubteen Hoteel uu ka deggenaa Magaalada Tripolii, yadoo afduubku uu ku dhacay si nabadgalyo ah. Continue reading

%d bloggers like this: