Advertisements

Dowladda Mareykanka oo cadeeyay hadafka ay ka lahaayeen weerarkii Baraawe.

USA. ArmyDowladda Mareeykanka ayaa shaaca ka qaaday hadafka iyo ujeedada ka danbeeysay weerarkii ay dhawaan ciidamada Kumaandooska dalkaasi ka fuliyeen guri ku yaal degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Continue reading

Advertisements

Dowladda FederaalkaSoomaaliya oo sheegtay inay Soo Dhaweeyso howlgallada Lagu Bartilmaameedsanayo Al- Shabaab.

foreign minister Fawzia Yusuf AdamDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay Soo dhaweeyso  talaabadii dhawaan ay ciidammada Komaandooska Mareykanka ku weerareen guri ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ay ku bartilmaameedsanayeen Horjoogayaal ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: