Advertisements

Failed US raid targeted ‘top Al-Shabab’ man.

Somalia Military StrikeOfficials identify target of failed raid in Somalia last weekend as coordinator between al-Qaeda and al-Shabab. Abdul-Kadir Mohamed Abdul-Kadir, the al-Shabab leader targeted by US special forces in a failed weekend raid, is a Somali-based planner and operator who has plotted attacks on neighbouring Kenya, according to Kenyan and Western security services and agencies.

Continue reading

Advertisements

Dowlada Soomaaliya oo heshiis shidaal qodis ah lagashay Shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska.

IMG_2485Wasiirka Kheyraadka C/risaaq Cumar Maxamed iyo wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleyman  ayaa dowlada Soomaaliya uga qeyb galay shir looga hadlayo heshiis lagu baarayo shidaalka iyo saliida dalka Soomaaliya, kaas oo ay kasoo qeyb galeen madax ka kala socotay dalal badan oo Afrikaan ah iyo dalalka shidaalka soo saara. HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRO Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay inay qoorsheynayaan Weeraro lagu qaado deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.jpg1Wasiirka gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya oo sheegay inay qoorsheynayaan Weeraro lagu qaado deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab, Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa ka sheega shir ay shalay Muqdisho ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada milateriga Soomaaliya in qorshahan la dhameystiray. Continue reading

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dib ugu biiray Baarlamaanka caalamka,23 Sano ka dib.

G. Barlamaanka Jawaari.jpg2Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  dib ugu biiray baarlamaanka caalamka oo ay xubno ka yihiin 16-waddan, sida uu sheegay, xildibaan Khaalid Cumar Cali, isagoo sheegay in baarlamaanka Soomaaliya ay tani u ogolaanayso ka qaybgalka shirarka caalamiga ah, sidaas waxaa sheegay Xildhibaan Khaalid oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Continue reading

%d bloggers like this: