Advertisements

Galbeedka Magaalada London oo Maanta ka furmay Shir looga hadlayo sidii lagu soo bandhigiyo shidaalka ku jira Soomaaliya.

IMG_2457Waxaa maanta ka furmay magaalada London ee xarunta Britain Shir looga hadlayo shidaal la baarayo Soomaaliya, waxaana shirkaas ka qaybgalay wasiirka khayraadka dalka, C/risaaq Cumar Maxamed iyo mas’uuliyiin ka socda shirkadaha shidaalka baara iyo shirkad laga leeyahay dalka Britain oo Soomaaliya ka baaraysa shidaalka, wuxuuna shirkan socon doono saddex casho. Continue reading

Advertisements

Baarlamaanka Soomaaliya dib u celiyay hindise sharciyeed ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

Barlamaanka Cusub.jpg2Fadhigii ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa dib loogu soo celiyay hidise sharciyeed ku saabsan horumarinta bangiga dhexe ee Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda Soomaaliya. Continue reading

Mareykanka oo shaaciyay Magaca qofkii ay ku weerareen Xeebta Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Diyaarad  dagaal Duuliye la'aan ahDowladda Mareykanka ayaa shaaciysay magaca sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ee ay ku weerareen degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, halkasoo ah saldhigga ugu weyn ee ay ururka Al-shabaab ku leeyihiin Koonfurta Soomaaliya. Continue reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Shacabka Muqdisho ku booriyey inay Al-shabaab iska dhiciyaan oo aysan u ogolaan degmooyinkooda.

Tarsan1Mudane Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho,  oo ka qaybgalay kulan ka dhacay degmada Howlwadaag ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inay iska dhiciyaan Al-shabaab oo aysan u ogolaan degmooyinkooda. Continue reading

%d bloggers like this: