KOOB LAGU MAAMUUSAYAY ALLAHA U NAXRIISTEE SHEIKH XASAN BARSAME AYAA LAGU SOO GABA GABEEYAY MAGAALADA JIDDAH EE DALKA SUCUUDIGA.

KOOB BANOONIKOOB LAGU MAAMUUSAYAY ALLAHA U NAXRIISTEE HALGAMAAGII CAANKA AHAA SHEIKH XASAN BARSAME AYAA LAGU SOO GABA GABEEYAY MAGAALADA JIDDAH EE DALKA SUCUUDIGA, KAASOO LAGU BIXIYAY KOOB IYO HADIYADA KALE OO FARA BADAN. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

%d bloggers like this: