Danjire Maxbuub Macllim oo ah Xoghayaha Guddiga fulinta ee urur goboleedka ayaa caawa kulan ballaran la qaatay jaaliyadaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti waxaana kulankaas ka dhacay Hotelka Ramaada ee Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha urur Goboleedka IGAD oo kulamo kula yeeshay Magaalada Minneapolis Qurbo-joogta Soomaalida, Kenya iyo Jabuuti.
You must be logged in to post a comment.