Posted on October 2, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in Ciidammada dalkiisu ka bixi doonin Soomaaliya ilaa iyo inta Ciidamadiisa iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka wiiqi doonaan awooda kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Kenya oo shaaciyey in Ciidamadiisa iyo kuwa Soomaaliya ay Wiiqi doonaan Awooda Xarakada Al-Shabaab.
Posted on October 2, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay Dagaal culus ku dhexmaray degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe, dagaalkaas oo ka dhashay khasaare kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh. Dhexe oo uu xalay dagaal culus ku dhexmaray ciidamada Soomaaliya & Al-shabaab.
You must be logged in to post a comment.