Posted on October 1, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdigii ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo nabad noqday, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ku soo nabad noqday magaalada Muqdisho.
Posted on October 1, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya ahna Ra’iisul-wasaare ku xigeenka, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ottawa ee dalka Canada shalay oo ahayd 30-kii bishii September ee aynu soo dhaafnay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia iyo Wafdi ay horkacaysay oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Ottowa.
Posted on October 1, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo safar shaqo ku jooga dalka Canada, magaalada Montreal ayaa dadaal badan iyo shirar badan kadib ku guuleystay in si kama dambeys ah loo soo wareejiyo hawada Soomaaliyeed maamulkeeda iyo dhamaan waxii dakhli ah ee laga hayana lagu soo wareejiyo dawladda Federaalka Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta oo ku guuleysatay soo celinta hawada Soomaaliyeed iyo dakhiligeedaba.
Posted on October 1, 2013 by SomaliSwiss
Somalis living in Nairobi say they fear being targeted by Kenyans who blame them for the shopping centre massacre that left at least 67 people dead. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kenya: Somalis In Nairobi Fear Terror Backlash.
Posted on October 1, 2013 by SomaliSwiss
Dad gaaraya toban ruux oo u badan dhallinyaro ayaa xalay laga qabqabtay xaafado ka tirsan W/Muqdisho, kaddib markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay xaafadahaasi ka sameeyeen howlgallo ballaaran. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo Howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay dad looga shakiyay Al-Shabaab.
You must be logged in to post a comment.