Koleeja cusub oo wax lagu baro caruurta agoonta ah oo laga furay magaalada Muqdisho.

HEESTII AAMIN BY SICIIDO CABDI MUUSE 2013Koleejadan ayaa furitaankeeda waxaa kaqeyb galay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo madax kasocotay wadanka Turkiga. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Kulan looga hadlayay Amaanka iyo Canshuur ururinta oo ka dhacay magaalada Baladweyne.

xarunta degmada baladweyne

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose

Madaxweyne Xasan  Kismaayo1Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaas ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba oo uu hogaaminayay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo ku Hanjabtay inay Weerarayso Ciidamada cusub ee lagu soo kordhinayo AMISOM

al-shabaabXarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay la beegsan doonto weerarro ciidamada cusub ee lagu soo kordhinayo kuwa AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyagoo xusay inaysan waxba soo kordhin doonin ciidamo kale oo dalka la keeno. Continue reading

UN to approve 4,000-troop boost to Somalia force

United Nations General AssemblyUNITED NATIONS (United States) — The UN Security Council will soon agree to authorize 4,000 more troops to boost the African force battling resurgent Shebab rebels in Somalia, diplomats said Wednesday. Continue reading

Jan Eliasson oo Golaha Ammaanka ugu baaqay in tirada ciidanka AMISOM la kordhiyo, lana taageero Ciidamada Soomaaliya

UN_new_yorkKu xigeenka xoghayaha guud ee QM, Jan Eliasson oo xalay ka hadlay kulan ay lahaayeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay loogana hadlayay kordhinta ciidamada AMISOM iyo taageerada ciidamada Soomaaliya ayaa ku baaqay in tirada AMISOM si dhaqso ah loo kordhiyo. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaliya oo ka qeyb galay xafladda xuska Jamhuuriyadda Turkey iyo daah furka Mashruuca cusub ee Tareenadan

Mashruuca Tareenka.jpg1Madaxweynaha Federaalka Soomaliya Xasan Skeekh Maxamuud iyo  Madax kale o0 ka Tirsan  caalamka ayaa maanta ka qeybgalay xaflad weyn oo iskugu jirtay xuska Jamhuuriyadda Turkey oo 90-sano jirsatay iyo daah furka wadada tareenkii ugu horeeyay ee badda hoosteeda mara, isla markaana isku xira labada qaaradood ee Yurub iyo Asia. Continue reading

Wargelin ku socoto Soomaalida haysata dhalashada Dalka Switzerland ee Degan Gobalka Zürich.

ogeysiis.jpg3Dhamaan Soomalida Qaadatay dhalashada Dalkaan ee Degan Gobalka Zürich ,waxaa lagu Casumayaa inay ka soo qayb galaan kulan lagu gorfeeynayo: Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo Wafdigiisa oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Turkiga.

Madaxweyne xasan istanbuul1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo safarkiisa ay ku wehliyaan wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda, Jamaal Maxamed Barrow, xildhibaanno iyo Mas’uuliyiin kale. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jabuuti oo sheegay in Al-shabaab ay Weerar ku soo tahay dalkiisa, balse ay iska difaaci doonaan

Hassan_Omar_Interior_Minister_of_DjiboutiWasiirka arrimaha gudaha dalka Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed ayaa markii ugu horreysay sheegay in Al-shabaab oo uu ku sheegay cadow shisheeye ay weerar ku yihiin dalka Jabuuti, balse ay iyagu go’aansadeen inay iska difaacaan. Continue reading

Wasarada Gaashandhiga Maraykanka *Pentagon* oo shaacisay in Saraakiil Al-Shabaab ah ay ku dileen degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe.

pentagonWargeyska Washington Post oo soo xiganaya saraakil ka tirsan wasarada gaashandhiga Maraykanka Bantigoonka ayaa sheegay in maraykanka uu fuliyay weerarkii lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaalka Al-Shabaab ee dhanka ismiidaminta u qaabilsanaa. Continue reading

Ku xigeenka xoghayaha QM. oo sheegay in ay taagerayaan Midowga Afrika kordhinta Ciidamada AMISOM iyo xoojinta Ciidamada Soomaaliya.

Eliasson.jpg2Ku xigeenka xoghayaha guud QM Jan Eliasson ayaa sheegay inay taagerayaan soo jeedinta Midowga Afrika ee ku adan in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee howlgalka ka wada gudaha dalka Soomaaliya iyo xoojinta Ciidamada Soomaaliya. Continue reading

Munaasabad lagu soo dhoweynayay xildhibaan Sh. C/sataar Sh. C/salaan oo lagu qabtay magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.

barsane jeddah

HOOS KA DAAWO XAFLADA OO DHAMEYSTIRAN Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Arrimaha Dibadda,iyo Horumarka Wadanka Holland.

Somalia % HallandMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiiradda arrimaha dibadda, ganacsiga iyo horumarinta caalamiga ah ee dalka Holland Marwa Lilianne Ploumen oo ay la socdeen shirkado ganacsi oo waaweyn oo raba inay dalka maalgeshi ku sameeyaan. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta ka qayb galay shir looga hadlayo Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

R. Saacid.jpg9Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, shirkaan oo noqonaya kii ugu horreeyey oo looga hadlo dhaqan-galinta barnaamijka higsaga cusub, waxaana shirkaasi kasoo qayb-galay wakiillo ka socday Madaxtooyada, Baarlamaanka, wasiirro, xubno ka socda beesha caalamka, bulshada rayidka ah iyo xubno kale oo ka socday gobollada dalka. HOOS KA DAAWO SAWIRO IYO VIDEO Continue reading

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo shacabka ku booriyay in ay xil iska saaraan bixinta cashuuraha Qaranka.

tarsanGudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir Mudane  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku boorriyey shacabka ku nool gobalka banaadir  in ay xil gooni ah iska saaraan bixinta cashuuraha si wadanka uu u gaaro horumar dhinacyo badan leh loogana kaaftoomo baryada shisheeye. Continue reading

Mr. Ban Ki-Moon oo dadaal ugu jira sidii lagu kordhin lahaa ciidamada AMISOM loona dhisi lahaa kuwa Somalia

Ban-ki-moon.Xogyahaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa dadaal xooggan ugu jiray in la kordhiyo ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, kaddib markii Al-shabaab ay sheegatay weerarkii bishii hore lagu qaaday suuqa ganacsiga Westgate Mall ee Nairobi, taasoo ay ku dhinteen 67-qof. Continue reading

Golaha Wasiirrada Somalia oo maanta yeesheen kulan caadi ahayn, kuna go’aansaday in la kordhiyo Miisaaniyadda Dowladda.

Golaha Wasiiradda.jpg 4Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ay kaga doodeen kordhinta miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhawaan dhex-maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al-Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta dekedda weyn ee Muqdisho. Continue reading

Dowladda Uganda oo xoojisay Ammaanka Dalkeeda iyo Soomaali fara badan oo loo diiday in ay galaan Magaalada Kampala

kampala.jpg1Dowladda Uganda ayaa  xoojisay Ammaanka Dalkeeda, waxaana lagu soo warramayaa in Soomaali fara badan ay dhowrkii casho ee lasoo dhaafay laga soo celiyay dalka Uganda, kaddib markii ay waayeen cid ay damiinata ayna sheegi waayeen goobta ay rasmi ahaan u socdaan. Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo iska fogeysay inay xiriir ka dhaxeeyo iyaga iyo Col. Barre Hiiraale.

sheekh_cali1Afhayeenka guud ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa si buuxda u cadeeyay inuusan jirin xiriir kala dhaxeeyo ururkooda Barre Hiraale mar uu ka hadlaayay afhayeenka Barnaamij ka baxa Qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center ee Paltalkga. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaaka Soomaaliya oo Shaaca ka qaaday in dib loo dhigay ballantii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku Hor-imaan lahaa Baarlamaanka

Guddoomiye B. JawaariGuddoomiyaha Baarlamaaka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta shaaciyay in dib loo dhigay ballantii ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wasiirka maaliyadda ay ku horimaan lahaayeen baarlamanaka Somalia si ay uga horjeediyaan miisaaniyadda sannadka dalka. Continue reading

Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland oo shalay lagu qabtay Bandhigga Buugaagta Af Soomaaliga.

Bandhig Buugaag.jpg1Waxaa shalay oo Axadda ahayd lagu qabtay Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland Bandhigga Buugaag ku qoran Af Soomaaliga, kuwaas oo ka hadlaya dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda Soomaalida. Continue reading

Taliyaha waaxda socdaalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la ogoleyn isitmcaalKa Baasaboorkii Cagaaranaa hore ee Soomaaliga.

GaafowTaliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dalka Soomaaliya, Jen C/llaahi Gaafoow Maxamuud oo wariyeyaasha kula hadlayay xarunta waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aanay ogoleyn in baasaboorkii hore ee Soomaaliga la isitmcaalo. Continue reading

Wasiirka Arimaha Gudaha Kenya oo shaqada ka fadhiisiyey 15-sarkaal oo ka mid saraakiisha waaxda socdaalka dalka Kenya

Mr. Joseph Ole LenkuMr. Joseph Ole Lenku oo ah Wasiirka Arimaha gudaha Kenya ayaa la sheegay inuu shaqada ka fadhiisiyey 15 sarkaal oo ka tirsan saraakiisha Sarsare ee waaxda socdaalka ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay in dad ajaanib ah ay si sharci darro ah ku siiyeen warqadaha aqoonsiga iyo baasaboorada dalkaasi. Continue reading

15 top immigration officers fired in Westgate probe

Mr. Joseph Ole LenkuNAIROBI, Kenya, The government has now fired 15 senior and mid-level immigration officers following the Westgate terror attack. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta Xarunta Madaxtooyada Muqdisho ku qaabilay Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka Midowga Afrika.

Golaha Ammaanka MAMadaxweyne Xasan Sheikh ayaa wuxuu maanta xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada magaalada Muqdisho ku qaabilay Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika, isla markaana kala hadlay sidii Ciidamada Soomaaliya loogu heli lahaa qalabkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen. Continue reading

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ku dhawaaqday inay howlgelisay Xafiiska Xiriirka Qurba joogta Soomaaliyeed .

Wasiirada_ Arrimaha dibaddaWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Xafiis cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) . Continue reading

Maamulka G/Banaadir Oo Soo Bandhigay Nalalka Samaafaraha Oo Lagu Xirayo Isgoysyada Muqdisho.

samaafaroMaamulka G/Banaadir  iyo taliska ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka ayaa soo  bandhigay  Leyrarka kala haga gaadiidka iyo dadweynaha,  kuwaas oo si tijaabo ah loogu xiri doono Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Continue reading

Dhismooyinka cusub ee kusoo kordhay Muqdisho.

tumblr_m70ghvAKe61qihg1lo1_1280

HOOS KA DAAWO SAWIRADA DHISMOOYINKA CUSUB Continue reading

Dayactir xoogan oo laga dareemayo wadooyinka Muqdisho.

DSC018621

HOOS KA DAAWO SAWIRADII UGU DAMBEEYAY Continue reading

%d bloggers like this: