Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo kula kulmay Magaalada Columbus Ohio, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.

Madaxweynaha  kulan.jpg2Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan ay soo qabanqaabiyeen  kula yeeshay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeeds ee ku nool magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareynkanka, inkastoo ay jireen dad badan oo ka yimid gobollo fog-fog oo ay u suuro-geli wayday inay la kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Kenya iyo dalka Israa’iil oo isku Diyaarinaya in aygalaan Dhismaha ganacsiga Westgate ee Nairobi.

Cutubyo Ciidan ArgagaxisoCiidamo isku dhaf ah  oo ka kala socda Kenya iyo dalka Israa’iil ayaa isku Diyaarinaya in ay galaan Dhismaha ganacsiga Westgate ee Nairobi, waxaa la sheegay inay geli doonaan saacadaha soo socda, waana maalintii saddexaad ee ay haystaan kooxo hubeysan oo ka tisran Al-shabaab dhismahaas. Continue reading

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Shacabka Dalkiisa kala hadlay weerarkii weerarkii lagu qaaday suuq Ganacsiga ee Westgate.

Uhuru Kenyatta.jpg4Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo hadalkiisa laga dareemayey murugo aad u balaraan ayaa xalay qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka dalka Kenya, wuxuuna ku dhaartay in ciidamada Kenya ay cagta marin doonaan kooxaha argagixisada ah. Continue reading

Xubnaha joogtada ah ee Q.M oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday dhismaha Suuqa weyn Ganacsiga ee magaalada Nairobi.

UN_new_yorkXubnaha joogtada ah ee golaha amaanka ee  Qaramada Midoobay ayaa camabaareeyey weerarkii ay sheegteen Xarakada alshabab ee lagu qaaday suuq ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab oo sheegay in haddii ay Kenya doonayso nabad ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.

sheekh cali dheereAfhayeenka xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa wuxuu ka hadlay weerarkii lagu qaaday dhismaha ganacsi ee magaalada Nairobi kaasoo Al-shabaab ay sheegteen inay iyagu ka danbeeyeen, balse wuxuu ugu baaqay Kenya in haddii ay doonayso nabad ay ciidamadeeda kala baxo Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo maanta howlgallo baaritaano ah ka wada suuqa Bakaaraha.

Suuqa BakaarahaCiidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta howgallo baaritaano ah ka wada gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha iyo waddooyinka soo gala, howlgalkaas oo lagu sheegay mid lagu xaqiijinayo amniga guud ee suuqaas. Continue reading

Ciidamada Kenya oo weli ku howlan ka saaridda kooxo hubeysan oo shalay qabsaday Xarunta Ganacsiga Westgate magaalada Nairobi.

Nairobi.jpg1Ciidamada Kenya ayaa weli ku howlan ka saaridda kooxo hubeysan oo shalay qabsaday Xarunta Ganacsiga Westgate oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi. Continue reading

TACSI TIRAANYO LEH

TACSI.jpg1TACSI.jpg2ANNAGO AH REER BARAKOWE AXMED JIMCAALE, XAAJI XASAN BARAKOWE, Continue reading

Al-Shabab holds hostages in Kenya mall siege.

Screen Shot 2013-09-21 at 23.05.35Armed Somali group al-Shabab has claimed responsibility for the attack and ongoing siege of an upscale shopping mall in the Kenyan capital of Nairobi that has left at least 39 people dead and 150 injured. Continue reading

Suuq Ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo Kooxo hubeysan Weerartay.

Weerar Suuq NairobiSuuq Ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Kooxo hubeysan Weerartay, Kooxdaas oo rasaas ku furay suuqdaas oo dad badan ka suuqeysanayey, iyadoo markaas kaddib ay ciidamada booliiska iyo kooxaha hubeysan isku dhaafsadeen halkaas rasaas xooggan. Continue reading

Warmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul sameynta Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo.

 Shirka digil-mirifleWarmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul u sameynta  Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo, kaas oo loogu magac daray  shirka wadatashiga ee maamulka loogu sameynayay lixda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo waxaana laga soo saaray maanta war-murtiyeed ay isku raaceen ergooyinkii ka qaybgalayay. Continue reading

Xafiiskii Telefishinka Universal ee deegaannada Puntland oo maanta laga joojiyey shaqadii uu ka hayey Maamul Goboleedka Puntland.

wasiirka war-faafinta,  Puntland, Axmed Sheekh JaamacWasiirka War-faafinta, is-gaarsiinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Puntland, Axmed Sheekh Jaamac, ayaa waxaa Xafiiska kasoo baxday Wareegto, kuna taariikheysan maanta oo Sabti ah, ayaa shaqadii looga joojiyey xafiiska TV-ga Universal ee deegaannada Puntland. Continue reading

Dadweyne Ku Sumoobay Caano ay Cabeen iyo Hilib ay cuneen oo La dhigay Cisbitalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho.

Caano GeelDad lagu qiyaasay ilaa 15- qof ayaa la sheegay inay ku sumoobeen Caano ay cabeen iyo Hilib ay cuneen ayaa xalay la dhigay cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho,  kuwaasoo isugu jiray carruur iyo dad waaweyn. Continue reading

Madaxweynaha Somalia iyo Wafdigiisa oo la kulmay Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Mareykanka.

Madaxweyne Xasan USAMadaxaweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo wali ku guda jira safarkiisa shaqo ee uu ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa kulamo  la yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, John .F.Kerry, wasiirka gaashaandhigga, Chuck Hagel, la-taliyaha amniga Qaranka, Susan Rice iyo xildhibaan, Keith Ellison. Continue reading

Maraykanka oo Soomaaliya ugu yaboohay lacag dhan 69 Milyan oo Doolar.

Madaxweyne Hasan & HerryDowladda Maraykanka ayaa uga yaboohday Soomaaliya lacag dhan 69 Milyan oo Doolar, taasoo lagu bixin doono dib u dhiska dalka Soomaaliya, sida kobcinta dhaqaalaha, waxbarasahada, horumarinta dimuqraadiyadda, xukuumadda iyo shuruucda kala duwan ee dalka. Continue reading

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo ku boorriyey Ummaddda Soomaaliyeed iney meel qura uga soo wada jeestaan cadowga Alshabaab.

???????????????????????????????Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ku boorriyey ummaddda Soomaaliyeed iney meel qura uga soo wada jeestaan sidii looga guuleysan lahaa cadowga Alshabaab. Continue reading

Wafdigii uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo gaaray Washington DC ee Xarunta dalka Mareykanka.

Madaxweyne_Xasan USAMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiiradda arrimaha dibadda Somalia, Fowsiyo Yuusuf  Xaaji Aadan, wasiirka maaliyadda, Maxamuud Xassan Suleyman, wasiir-u-dowlaha Madaxtooyada, Faarax Cabduqaadir iyo la-taliyeyaal qaas ah ayaa maanta gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka, halkaasoo ay kula kulmi doonaan Madax sare ee dalkaas. Continue reading

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Sheegay in Warqad is casilaad ah uu u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha bankiga dhexe ee SoomaaliyaMudane C/salaam Cumar Hadliye oo ah  Guddoomiyaha bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo qorshe ay uga qaadayso xilka uu hayo oo loo magacaabay toddoba bilood ka hor, wuxuuna mar kale si cad u diiday eedeymihii ay u soo jeediyeen guddiga la socodka cunno-qabteynta dalalka Soomaaliya iyo Eritrea. Continue reading

Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo maanta Kulan loogu hadlayey Nabadda iyo dib u heshiisiinta ku yeesheen magaalada Muqihsho.

Salaadiinta_Soomaaliyeed.jpg1Golaha Salaadiinta dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxay maanta Kulan ku yeesheen magaalada Muqihsho, kulankaas oo loogu hadlayey Nabadda iyo dib u heshiisiinta, iyadoo xubnihii kulankaas ka hadlay ay soo jeediyeen fikrado iyo talooyin kala duwan. Continue reading

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo sheegeen inay la Wareegay gacan ku haynta degmada Mahadaay ee G/Sh/Dhexe.

Ciidamada Amisom.jpg1War ay soo saareen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ayaa waxay sheegeen inay maanta la wareegeen gacan ku haynta degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay gacanta ku haysay Al-shabaab. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Maanta Magaalada Roma kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga.

Madaxweyne Xasan_Sheekh_TalyaanigaMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdiga ballaaran ee la socda ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga ra’iisul wasaaraha dalkaas, Enrico Letta. Continue reading

Mr. Ban Ki-Moon oo sheegay in shirkii Brussels uu yahay mid horumar weyn u horseedaya dadka iyo dalka Soomaaliya.

Ban-ki-moon.Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa shirkii dowladda Soomaaliya loogu qabtay magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium ku tilmaamay mid horumar weyn u horseedaya Soomaaliya, isagoo xusay in beesha calaamku ay muujisay sida ay u garabtaagan tahay Soomaalida. Continue reading

Taliska Cidamada Milatariga dalka Uganda oo sheegay in shaqadii laga fariisiyay ilaa 20 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Uganda AMISOM

dailymonitor UgandaWargeyska The Daily Monitor ee  ka soo baxda magaalada Kampala dalka Uganda islamarkaana soo xiganaysa saraakiil ka tirsan Taliska Cidamada Milatariga dalkaasi, ayaa sheegeysa in shaqadii laga fariisiyay ilaa 20 saraakiil milatari ah oo u dhashay dalka Ugandha,   kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen musuq maasuq la xiriira in ay suuq madoow ku iibsan jireen cunada iyo shidaalka ciidamada AMISOM  loogu tala galay. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka Warbixiyay Safarka uu ku tagay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Prof_Jawaari_Baydhabo.jpg1Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay socdaal ku tegay  magaalada Baydhaob ayaa maanta ka warbixiyay safarkii uu ku tagay Baydhabo, isagoo sheegay inuu qayb ka yahay qorshayaal ay dowladdu ku doonayso inay gobollada dalka uga hirgeliso maamullo ay shacabku soo doorteen. Continue reading

Uganda suspends officers sent to Somalia on AU mission.

Somalia-uganda-troops-2009-9-4

Uganda has suspended 20 army officers accused of corruption in Somalia while battling Islamist militants as part of an African Union (AU) force, a Ugandan army spokesman has told the BBC. Continue reading

HEES CUSUB JAMIILA BY PRINCE MAHAD 2013

PRINCE MAHAD

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA HEESTA Continue reading

HEES CUSUB MARWO BY AADAN QAYS 2013

AADAN QAYS HEESTII MARWO

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA HEESTA Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo in uu Maanta gaaro magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMadaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la sheegay inuu ku sii jeedo maanta magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga, halkaas oo ay ka socoto qaban-qaabada soo dhoweynta wafdiga madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

Midowga Yurub oo ugu Yaboohay lacag gaaraysa 862 Milyan oo Doollar Qorshaha dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya.

shirka Brussel.jpg7Mr. Jose Manuel Barroso oo ah Guddoomiyaha guddiga reer Yurub, ayaa sheegay in Midowga Yurub uu dib u dhiska Soomaaliya ugu yahoobay 862-milyan oo doollarka Mareyanka ah, isagoo sheegay in shirka Brussels uu yahay mid lagu xoojinayo horumarka ay ku tallaabsatay Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRO Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo rajo weyn ka muujiyay shirka Brussels, sheegayna inuu yahay shir ka duwan kuwii horay loo qaban jiray Soomaaliya

Midawga_Yurub_wafdi_madaxweynaha_4Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka Brussels ee maanta furmaya ka muujiyay rajo weyn, wuxuuna sheegay inuu yahay shir ka duwan kuwii Soomaaliya horay loogu qaban jiray. Continue reading

%d bloggers like this: