Posted on September 29, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saakey dib ugu soo nabad noqday Laabtay Dalka, waxaana  garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka,  ku simaha R/wasaaraha, Wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida. DAAWO VIDEO. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Saakey dib ugu soo nabad noqday Laabtay Dalka.
Posted on September 29, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa xalay ciidamada ammaanku Soomaaliya ay howlgal ka sameeyeen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo qabtay dad la rumeysan yahay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab, oo hub iyo walxaha qarxa ku heystay guri ku yaala degmada shibis. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidmada Ammaanka Soomaaliya oo xalay soo qabteen 7 qof Hub iyo Walxa qaraxa ku heystay guri ku yaala Degmada Shibis.
Posted on September 29, 2013 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Kenya, gaar ahaan Telefishinka Channel 4 ayaa sheegay in la ogaaday in weerarkii xarunta ganacsiga ee Westgate Mall uu hoggaamiye ka ahaa nin u dhashay dalka Kenya oo horay uga tirsanaa ciidamada gaarka ah ee dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hoggaamiyihii weerarkii Westgate Mall oo la sheegay in uu Sarkaal hore oo ka tirsanaa Ciidamada Gaarka ah ee Kenya.
You must be logged in to post a comment.