Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Bank Moon oo la kulmay Madaxweyne Xasan Sheikh.

Madaxweyne Xasan iyo Ban ki Moon.jpg2Xoghayaha Guud ee Qaramada Midowbey, Ban-Ki-Moon ayaa  xafiiskiisa kula kumay Madaxweyne xasan Sheikh Maxamuud, waxayna kala wada  hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga labada dhinac. Continue reading

British Somalis fear backlash after Kenya attack.

Somali BritainLondon (AFP) – The bloody events at Nairobi’s Westgate shopping mall unfolded thousands of miles away — but in Britain, Europe’s biggest Somali community fears there could be repercussions much closer to home. Continue reading

Soomaali ku dhaqan Gobolka Minnesota oo dhigay bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu qaaday Suuqa Westgate Nairobi.

Minnesota.jpg1Soomaali ku dhaqan Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa waxay  dhigeen bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu qaaday Suuqa Westgate Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

Dowladda Kenya oo shaaca ka qaaday iney kaalin weyn ka qaadan doonto dagaalka lagu soo afjarayo kooxda Al-Shabaab.

KenyaDowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday iney kaalin weyn ka qaadan doonto dagaalka lagu soo afjarayo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab,  ayadoo dowladda Kenya ay ciidammadeeda qeyb ka yihiin ciidammada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: