Posted on September 26, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta uu shaaciyay in 72 qof oo ay ku jiraan 5 kamid ah kooxihii weerarka qaaday ay ku dhinteen dagaalkii 4-ta maalmood socday, ayaa wararka ay warbaahintu helaysaa waxay muujinayaan in dhammaan dadkii afduubka loogu haystay gudaha xaruntaas maydadkoodu ay ku hoos jiraan dhismayaashii burburay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadkii ku dhintay weerarkii Westgate oo loo sameynayo baroordiiq iyo tirada dhimashada oo la sheegay inay sii korortay.
Posted on September 26, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo gaba-gabeeyay socdaal uu ku joogay magaalada Geneve ee Switzerland oo uu kaga qayb-galayay kulankii golaha xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqul insaanka Soomaaliya ayuu shalay soo gaaray magaaladda Ankara ee dalka Turkiga oo booqasho rasmi ah uu ku yimid. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya ooBooqasho rasmi ah ku tagay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Posted on September 26, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulammo dhinaca ammaanka ah la yeeshay madax kala duwan oo calaami ah, waxaana ka mid ah: Madaxweynaha Turkiga Cabdullaahi Guul, amiirka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani iyo xoghayihii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka, Hillary Clinton. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo kulammo la yeeshay Madaxweynaha Turkiga, Amiirka Qada, Iyo Hillary Clinton
You must be logged in to post a comment.