Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay inuu ka dhacay qaraxa xoogan  xarunta Westgate, iyadoo aan la ogeyn nooca qaraxan uu yahay iyo waxyeelada uu geystay qaraxaas,waxaana la arkayey in dabaqa sare ee xaruntaan oo qaac ka kaceysa.
Balse lama oga in dad ay ku geeriyoodeen qaraxa iyo in kale laakiin ciidanka ammaanka dalka Kenya ayaa galay cabsi iyo feejignaan ku aadan waxa xigi doona qaraxaas.
Sidoo kale dhismaha qeybaha koowaad, labaad iyo saddexaad ayaa waxaa ku sugan ciidamada ammaanka dalka Kenya, halka wararka ay sheegayaan in dabaqa afaraad ay ku sugan yihiin xoogaga goobta haysta.
SomaliSwiss   Nairobi
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.